Siyaasiga Farxaan Cali Axmed oo ku biirey musharaxiinta xilka Ra’iisul Wasaaraha

Farxaan Cali Axmed oo ka mid ah siyaasiinta dalka ayaa ka mid noqday musharaxiinta doonaysa inay qabtaan xilka uu baneeyay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Siyaasigan oo hadda ah qunsulka safaarada Soomaalida ee Ethiopia.ayaa ku soo biiray siyaasiinta Madaxweynaha DF Maxamed C/llaahi Farmaajo u gudbiyay Sooyaalkooda nololeed si loogu magaacabo Xilka Ra’iisul … Continue reading Siyaasiga Farxaan Cali Axmed oo ku biirey musharaxiinta xilka Ra’iisul Wasaaraha